buug-yaraha waxqabadka

Hadalka, ciyaarta, akhrinta, iyo heestu waa xilliyada ugu muhiimsan ee lagu dhisayo maskaxda.
Buug-yarahaan waxa uu bixiyaa hawlo gaagaaban, fudud oo madadaalo leh si loogu daro isdhexgalka maalinlaha ah. Bog kasta waxa kale oo uu bixiyaa macluumaad ku saabsan faa'iidooyinka muhiimka ah ee la hadalka, ciyaarta, akhrinta iyo la heesida ilmaha.